Friday 17 January 2014

Asalamu Aleikum

Asalanu aleikum walallayal wad salaamin tihiin salaan ka dib ...waxan nahay arday wax ka baratay jaamacada university utara malaysia in malaysia oo isku dayeen ayna u taagan yihiin xar iyo habeeen inay u faaideyaa walaalahoodma manihi dad aad u qibrad leh waxaa nahay arday

Muxaadaro Xaambaarsan Qisooyin Cajiib ah Kuna saabsan Ramadaanka, Sh.Axmed-Nuur Macalin


Asalaamu Caleykum,Ramadan Kariim:-(RAMADAN WAA FURSAD IS BADAL)Sheikh Axmed Nuur Macalin Cabdulqaadir Imamka Masjidka Abu-bakr ee Seattle Washington ayaa muxaadaro Cajiib ah xaambaarsana Qisooyin kaa ilmeynaya ka jeediyay Shalay Masjidka Abu-bakr.
Imamka
Muxaadaradan oo uu sheeikhu kusoo beegay iyadoo hal maalin qura ay ka hadhsantahay bisha Ramadan waxaana uu sheekha muxaadaradan kusoo aruuriyay qisooyin dhacay kuna saabsan bisha ramadan iyo sida loogu baahanyahay in is badal xaqiiq ahi lala yimaado si gaar ah dhalin yarada wiilal iyo gabdhaba.

Hal qiso oo cajiib ah aan qoraalkan idinkula wadaago inkastoaad daawan doontaan ii indhaha iyo amaahiya daqiiqa kaliya.
Sheikh Axmed Nuur “Gabar ayaa wiil waxa ay kuwada hadli jireen telefanka saacado iyo saacado,ka dib ayuu weydiistay in ay sawir usoo dirto gabadha markii u ogaaday in ay aad u jeceshahay

Thursday 16 January 2014

Somali government says it is not responsible for foreigner’s security in Mogadishu


Somalia’s Ministry of commerce and industry has vowed that they will not ensure the security and safety of foreigners in the country unless they register themselves at the immigration offices.
Abdiqadir Sheikh Ismail, the deputy of the ministry who spoke to Radio Shabelle during an interview said that a lot of foreigners are flowing into the country taking advantage of the stability in the country especially Mogadishu, the capital ignoring

Madaxweynaha oo aqbalay soo jeedintii Golaha Wasiirada kuna baaqay in horumarka iyo isbedelka la sii dar-dargeliyo…


Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta aqbalay soo jeedintii Ra’iisul Wasaaraha ee Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban shaqsiyaad khibrad iyo waayo aragnimo leh.
“Waxaan aqbalay Ra’iisul Wasaaraha soo jeedintiisii ee Golaha Wasiirada cusub ee uu soo xulay oo matala dhammaan gobolada dalka. Golahan Wasiiradu waxey heystaan kalsoonideyda. Golahan Wsiirada waxaa sugaya howl aad u culus oo looga baahanyahay inay dhameystiraan dib-u-habeynta iyo dib u dhiska uu dalku

Liiska Wasiirudowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Cusub ee uu Ra’isulwasaaraha magacaabay…

Wasiirudowlayaasha
  1. Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
  2. Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
  3. Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
  4. Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
  5. Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka
Wasiir Ku Xigeennada
  1. C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
  2. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda

heeso aad u macan oo laga daba dhacay nala dhageysta


what is networking?

In information technology, a network is a series of points or nodes interconnected by communication paths. Networks can interconnect with other networks and